Show Notes
Todobaadka Wacyigalinta Dadka Owlaadraadiska Ah
Todobaadka Wacyigalinta Dadka Owlaadraadiska Ah
Episode 5
•
January 10, 2023
2023 maxaa noo talo ah? maxaan maxaa iska badelee? maxaase soo siyaadinee? -waxaayaabaha ugu badan ee dadku ku sameyaan waa: miisanka in la rido,...
00:29:41
Episode 3
•
December 26, 2022
Caawinta naftaada: dib u raaca bilaawgii 2022 iyo waxa ka faaidey. Sidee naftaada u hormarinkartaa? Maxaa sameynkartaa? Aniga tusaalhayga aa ku dhimey misaankayga 26lb.
00:30:07
Episode 4
•
January 03, 2023
Sidee. tahey? Su,aashani waan fududeysanaa markaan is weydiino. Laakiin macno weyn bey ku fadhidaa hadii aan u foojognaano. Markaad qof ku tiraahdo, sidee tahey-...
00:20:36