Show Notes
Caawinta naftaada: dib u raaca bilaawgii 2022 iyo waxa ka faaidey. Sidee naftaada u hormarinkartaa? Maxaa sameynkartaa? Aniga tusaalhayga aa ku dhimey misaankayga 26lb.
Caawinta naftaada: dib u raaca bilaawgii 2022 iyo waxa ka faaidey. Sidee naftaada u hormarinkartaa? Maxaa sameynkartaa? Aniga tusaalhayga aa ku dhimey misaankayga 26lb.
Episode 2
•
December 19, 2022
Sidee ayey haweenka Soomaaliyeed ay isugu qarsan karaa sirta muhiimka u ah qoyska si loo badbaadiyo jiritaanka qoyska.
00:12:27
Episode 7
•
February 21, 2023
Burburka qoyska waxyaabo badan ayaa burburiya lkn waxyaabaha walwalka igu haaya ayaa ah waxaa lagu jiraa waqtigii tax ga oo dagaal badan ka dhaxdhaco...
00:21:57
Episode 4
•
January 03, 2023
Sidee. tahey? Su,aashani waan fududeysanaa markaan is weydiino. Laakiin macno weyn bey ku fadhidaa hadii aan u foojognaano. Markaad qof ku tiraahdo, sidee tahey-...
00:20:36