Show Notes
Sidee. tahey? Su,aashani waan fududeysanaa markaan is weydiino. Laakiin macno weyn bey ku fadhidaa hadii aan u foojognaano. Markaad qof ku tiraahdo, sidee tahey- ma isweydiisey inaad diyaar u tahey inaad qofka dhegeysato jawaabtiisa wax kasta ooy ahaayo? ma sii socotaa? daacad ma kaa tahey?
Sidoo kali, anagu ma nafsadeena mala hadalnaa oo ma is weydiinaa su'aashan. Sidee baan ahey? ma farax sanahey mise? maxaan u baahaney?