Episode 5

January 10, 2023

00:29:41

2023 Maxaa noo talo ah?

Hosted by

Fartun Weli
2023 Maxaa noo talo ah?
Guubaabo
2023 Maxaa noo talo ah?

Jan 10 2023 | 00:29:41

/

Show Notes

2023 maxaa noo talo ah? maxaan maxaa iska badelee? maxaase soo siyaadinee? 
-waxaayaabaha ugu badan ee dadku ku sameyaan waa: miisanka in la rido, dhaqaalo la kordhiyo, etc.
Laakiin 75% dadka ma ku guuleystaan oo waa xiiso dhigaan. Hadaba maxaa noo talo ah?

Sanadkaan: Aan ka dhigno sanadkii Somalida iyo Somalia horumarkeena.

Other Episodes