Latest Episodes
Episode 8
•
April 29, 2023
Todobaadka Wacyigalinta Dadka Owlaadraadiska Ah
Todobaadka Wacyigalinta Dadka Owlaadraadiska Ah
00:11:15
Episode 7
•
February 21, 2023
Maxaa keena burburka qoyska Soomaalida ee Qurbaha ku nool.
Burburka qoyska waxyaabo badan ayaa burburiya lkn waxyaabaha walwalka igu haaya ayaa ah waxaa lagu jiraa waqtigii tax ga oo dagaal badan ka dhaxdhaco...
00:21:57
Episode 6
•
January 17, 2023
Dhaqtarka balan ka sameyso
Talaabadii ugu horeysey ee aad sameynlaheyd 2023: qaasanatan raga ama wiilasheena: isbaar dhaqtarka balanka sameyso. Dhageyso muhiimada iyo faaiidada.
00:29:43
Episode 5
•
January 10, 2023
2023 Maxaa noo talo ah?
2023 maxaa noo talo ah? maxaan maxaa iska badelee? maxaase soo siyaadinee? -waxaayaabaha ugu badan ee dadku ku sameyaan waa: miisanka in la rido,...
00:29:41
Episode 4
•
January 03, 2023
Sidee. Tahey?
Sidee. tahey? Su,aashani waan fududeysanaa markaan is weydiino. Laakiin macno weyn bey ku fadhidaa hadii aan u foojognaano. Markaad qof ku tiraahdo, sidee tahey-...
00:20:36
Episode 3
•
December 26, 2022
Mowduuca
Caawinta naftaada: dib u raaca bilaawgii 2022 iyo waxa ka faaidey. Sidee naftaada u hormarinkartaa? Maxaa sameynkartaa? Aniga tusaalhayga aa ku dhimey misaankayga 26lb.
00:30:07